Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Saraakiisha lagu dilay Weerarkii Hilowle Gaab

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku shahiiday weerarkii ay Al Shabaab kusoo qaaday deegaanka Hilowle Gaab ee hoos yimaada degmada Ruunirgood. Madaxweynaha ayaa xusay in kooxda  Al shabaab oo saaka weeraro ku biloowday qaraxyo kusoo qaaday fariisimaha Ciidamada iyo kuwa deegaanka ee ku sugnaa deegaanka Hilowle … Continue reading Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Saraakiisha lagu dilay Weerarkii Hilowle Gaab